(Akhriso) Qoraal digniin ah oo ka soo baxay Mid ka mid ah Wasaaradaha Puntland
Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray roobab xoogan oo maalmaha soo socda ku soo wajahan degaano ka tirsan maamulkaas kuwaasoo laga cabsi qabo iney geystaan khasaarooyin kala duwan. Roobab lixaad leh ayaa la filan karaa todobaakaan iney ka da’aan gobolada Sanaag iyo Bari sida ay shaacisay Wasaaarada Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland. Qoraal … Continue reading (Akhriso) Qoraal digniin ah oo ka soo baxay Mid ka mid ah Wasaaradaha Puntland
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed